Lrc Player

Ahmed Zaki ft Halimo Gobaad-Aayaheena Nolosha

Unknown artist
[05:45.73]·Synced by Guest·
This lyric sheet isn't paired with a song yet, so lines are shown but won't sync or seek.

[00:58.47] inanyhaw la,aantaa

[01:00.47] ma ahaan karaaay ee

[01:02.22] uurkiyo wadnuuuba

[01:03.72] adigay ku tabayan

[01:07.72] aniguba la,aantaa

[01:08.97] ogobeey abaayooy

[01:09.97] istareexi waayoo

[01:10.97] waan kuu ildaranahe

[01:43.72] aheey urugadaydaay

[01:45.72] eedaadka caashaqa

[01:48.22] waxa oonka iga tiri

[01:50.22] waa aragtidaadii

[01:52.47] ayaan iyo nasiibkay

[01:53.97] ugub ani i deeqaay

[01:55.22] eraygaad i leedahaa

[01:56.47] naftu aaminaysaa

[02:15.47] aayaheen noloshaan

[02:16.97] heeeeeee

[02:17.97] intifaacsanaynaa

[02:18.97] haye

[02:19.97] axdigaynu dhiganaa

[02:21.22] heeee

[02:22.22] aqal roon roon ku dagayna

[02:24.47] aayaheen noloshaan

[02:25.72] heeeeeee

[02:26.72] intifaacsanaynaa

[02:27.97] haye

[02:28.97] axdigaynu dhiganaa

[02:29.97] heeee

[02:31.22] aqal roon roon ku dagayna

[03:31.47] ixtiraamka gobonimo

[03:32.71] waxaa tahay indheer garad

[03:34.21] oori loo ahaadoo

[03:35.71] ubad loo xambaaree

[03:39.96] isku filan ilwwaad qurux

[03:42.21] ileen adiga mooyee

[03:43.96] indhahaygu meel kale

[03:45.96] miyay eegi karayaan

[04:15.96] abid hayga dheeraan

[04:18.21] hayga aadin meel kale

[04:20.46] ileen kaama maarmoo

[04:21.96] aragaygii baa tahee

[04:25.21] ifka laba is aaminay

[04:26.96] iska doortay qayrkood

[04:28.22] inaan nahay ul iyo diir

[04:30.22] ogoow aayahaygaay

[05:04.97] aayaheen noloshaan

[05:07.21] heeeeeee

[05:07.96] intifaacsanaynaa

[05:09.21] haye

[05:10.21] axdigaynu dhiganaa

[05:11.46] heeee

[05:12.46] aqal roon roon ku dagayna