Lrc Player

AWALE ADAN 2015 TAMASHLEYN OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN) (2)

Unknown artist
[05:27.84]·Synced by Guest·
This lyric sheet isn't paired with a song yet, so lines are shown but won't sync or seek.

[01:00.50] Qalbigeyga tan ku taalay ku talaalan

[01:01.75] Hablahaba ka tilmaaman taan gaclooday

[01:03.49] Tafirtii dhaqankeena way tixraacday

[01:05.25] Quruxdana waa tusaale aan la tiigsan

[01:33.25] Timaheeda tidcan, teedsan dhabarkeeda

[01:35.25] Talaabadaa socodkeeda, jooga toosan

[01:37.24] Dhaxdeedu taako weeye buuxda taama ahoo

[01:39.00] Tusmadii arageeda waan talaalmay

[02:06.49] Dayaxoo toban iyo shan ku taagan

[02:07.75] Tabtiisu nuurka weeye aan ku taamo

[02:09.25] Tiriigaa, tiriigaa indhahayga weeye tooshka

[02:39.49] Xiskeygaa tebeyoo ku talaalan

[02:41.24] Ka taagan qalbigeygu tu kaleeto

[02:43.49] Tahliil bay, tahliil bay u tahay taaha maanka

[02:55.74] Heliyaalow, hoboow heliyaalow

[02:58.24] Heliyaalow, hoboow heliyaalow

[03:12.99] Yaa Jabuuti la taga xeebta teedsan

[03:14.74] Yaa aroos ugu tuma, Tog Wajaale

[03:17.99] Yaa tigaadda Galaadi ku taaliyo

[03:20.99] Togdheer Allow ayaa tusa Daallo

[03:33.24] Heliyaalow, hoboow heliyaalow

[03:35.49] Eheey, heliyaalow, hoboow heliyaalow

[03:38.74] Todobaad yaa Taleex kula qaata

[03:41.24] Tamashleyn Xamar yaa u talaabsha

[03:44.49] Yaa Tayeeglow intuu ku taswiiro

[03:47.49] Ayaa taalooyin Wajeer uga taaga

[03:57.99] Heliyaalow, hoboow heliyaalow

[04:00.24] Eheey, heliyaalow, hoboow heliyaalow

[04:03.74] Yaa Jabuuti la taga xeebta teedsan

[04:14.74] Yaa Aroos ugu tuma Tog Wajaale

[04:19.24] Heliyaalow, hoboow heliyaalow

[04:22.24] Eheey, heliyaalow, hoboow heliyaalow!