Awale Adan l Indho Caashaq l New Best Aroos Song l OFFICIAL VIDEO l HD l 2014
[00:40.60] Aheey nasiibku intuu u ekaaday
[00:59.60] Iska aaminaa amaan mudanee
[01:01.35] Indha caashaqoo isku ooyayoo
[01:04.10] Is ilaashada amaan mudane
[01:06.85] Axdigey dhigteen u adkeystayoo
[01:08.60] Aroos galaa amaan mudanee
[01:10.60] Lamaane in doora jaceylka adkeye
[01:17.35] Kalsooni abuuraa amaan mudanee
[01:19.10] Laba eynigood iska eegtayoo
[01:26.10] Aroos galaa amaan mudanee
[01:27.60] Ubax curdinoo is caashaqay baa
[01:30.10] Aleylahee amaan mudanee
[01:38.60] Gayaan is doortaa
[01:39.85] Ehelku taamaa
[01:40.85] Arooskooda aqal la siista
[01:41.85] Dhiga aslan iyo kabad la uunta
[01:43.10] Ubax udgoonana lagu daadiya
[01:44.85] Aleylahee amaan waad istaahishaa
[01:56.35] Eebow
[01:58.10] Eebow ubad kheyr leh sii
[01:59.10] Eebow
[01:59.84] U adeega sii
[02:01.10] Eebow
[02:19.85] Inamiyo gabdhaba
[02:21.09] Eebow
[02:21.84] Adeeca sii
[02:22.84] Eebow
[02:23.59] Adaa baadhigee
[02:24.34] Eebow
[02:25.10] Arzaaqna sii
[02:43.84] Eebow
[02:47.84] Umalka iyo dookha ilwaadka jaceylka
[02:49.59] Udgoon ku beerma amaan mudanee
[02:51.09] Laba ka ilaalshay nacabka ildheeye
[02:53.59] Dhaqanku aroorshaa amaan mudanee
[03:38.59] Afka hooyo iyo hidaha asalka
[03:40.09] Awlaada tusaa amaan mudanee
[03:49.84] Laba araamida imtaxaanka jaceylka
[03:51.59] U adkeystaybaa amaan mudanee
[03:54.59] Abaabulka guurka nolol istareex leh
[03:57.09] Labeey u ahaata amaan mudanee
[04:00.34] Laba ubadkooda ku ababshay
[04:03.34] Islamnima barayba amaan mudanaa
[04:10.09] Bal eega eega
[04:11.34] Ubaxani eega
[04:12.34] Arkoo ila eega
[04:14.34] U adkeeystay eegaa
[04:19.59] Bal eega eega
[04:22.09] Caweey u ahaatee
[04:26.09] Haloo tumaa ee
[04:27.34] Bal eega eega
[04:28.84] Eebow
[04:33.09] Eebow ubad kheyr leh sii
[04:34.09] Eebow
[04:34.84] U adeega sii
[04:35.84] Eebow
[04:37.09] Inamiyo gabdhaba
[04:38.59] Eebow
[04:40.09] Adeeca sii
[04:41.34] Eebow
[04:42.34] Adaa baadhigee
[04:44.34] Eebow
[04:45.34] Arzaaqna sii
[04:46.34] Eebow
[04:47.34] Arzaaq waasac sii
